Mustaxiil town

9/12/2013
Go to content

Main menu

Halkan kadawo google hangout sida lo isticmaalo part1
Ogasiis Ogasis there will be meeting next saturday
Watch Universal TV Live

Mustaxiil magaalo JIDLLE Waa magaalo ku taalla xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, oo ka mid ah magaalooyinka ugu da'da weyn ee ay Soomaalidu dagto. Waxaa magaaladaasi ay 90km u jirtaa magaalada Beledweyne oo dhanka Soomaaliya ah. magalada mustaxiil waxaa hoos timaado tuuloyin faradan. waa magaalo aad u qeyrat badan waxaa dhexmaro Webiga shabeelle. magalada waxaa dago qabiilkala la yiraadhdo jidle. READ MORE


Mustahīl (town)
Mustaxiil (Somali)

Mustahīl
Location in Ethiopia
Coordinates: 05°06′23″N 44°45′09″ECoordinates: 05°06′23″N 44°45′09″E
Country Ethiopia
Region Somali Region
Time zone EAT (UTC+3)
Mustahīl (Amharic: ሙስታሂል?, Somali: Mustaxiil) is a town in eastern Ethiopia, close to the border with Somalia. Located in the Gode Zone in the Somali Region and straddling the Shabelle River, it has a latitude and longitude of 5°15′N 44°44′E with an altitude of 193 meters above sea level. It is the main town of the Mustahīl woreda. READ MORE

history of
Jidle waa qabiil ka soo jeeda beel weynta samaale ee dhulka loogu yimid, wuxuu ka sii yahay beel weynta Irir, wuxuu kasii yahay beel weynta Hawiye,wuxuu ka sii yahay beesha Gugundhabe, beesha jidle waa beel degta sadexda wadan ee deriska ah, sida Soomaaliya, Kenya, iyo Itoobiya oo beeshu ay ku leedahay awooda iyo xooga ugu badan ee beesha. Dhinaca kale soomaaliya beeshu gobolada ay ka degto waxaa ka mid ah, gobolada Hiiraan ,Shabeellaha Hoose,Jubbada Dhexe iyo Muqdisho.Kenya waxay ka degtaa degmooyinka Mandera,Carabiya,Lafey ,Finoow read more




Live Score

MUSTAXIIL TV
Somali Boy Reciting Quran Dubai Quran Awards
Maanta iyo Xamar
Qormada Nolosha - Awale Aden
WATCH THIS VIDEO CIYARAH
Funny-Craziest Man Alive
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Flag Counter
Back to content | Back to main menu mustaxil town www.mustaxil.com